Ciidamada Uganda ee AUSSOM oo ka baxay Baraawe kuna soo jeeda Muqdisho
Baraawe – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Uganda, Jeneraal Kayanja Muhanga, ayaa booqday ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), kuwaas oo ku sugan Soomaaliya, si uu u qiimeeyo xaaladdooda amni …